September 10 2010 20:49:54
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

Hay'adaha Xuquuqda Aadanaha u dooda oo Cambaareeyay Boqollaal Ruux oo Dowladda Holland ay Dib ugu celineyso Koofurta Soomaaliya Kadib Heshiis Qarsoodi ah oo ay la gashay DKMG ah.

Muqdisho, Jimce, 23 July 2010, (Hillaac.Net) Dowladda Waddanka Holland ayaa bilaaabeysa bilaha soo socda in ay koofurta dalka Soomaaliya ku celiso Boqollaal ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan iyadoo arrinkaasi ay cambaareysay hay’adda Human Rights Watch, War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda u dooda xaquuda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu cambaareeyay qorshayaal qarsoodi ah oo dowladda Holland ay ku dooneyso inay dib Koofurta Soomaaliya ugu soo celiso qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan, Waxana ay Arrintaas ka dambeysay baa la leeyahay kadib Markii uu Heshiis qarsoodi ah dhexmaray Dowladda Holland iyo DKMG ah.

(Dhageyso) Maxamed Dheere "Qolkaan waxaa beriga kuwada jira Nimanki ugu horreeyoo Qof Ashahaadaaya Waa Gaal Yiri iyo Kuweey Gaaleeysiihaayeen oo Beriga lawada Gaaleeyhaa".

Muqdisho, Jimce, 23 July 2010, (Hillaac.Net) Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere oo ka qeybgalay Shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada iyo Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Hawiye oo ka dhacay Hotel Naasahablood ee Magaalada Muqdisho ayaa ku Jeesjeesay Rag ay ka mid yihiin C/Qaadir Cali Cumar Iyo C/Raxmaan Janaqoow oo uu si Isfoota ah ugu sheegay in ay Iyagu qaateen wixii ay ku Gaaleeysiinayeen, Waxana uu Maxamed Dheere yiri Isagoo Arrinkaas ka hadlaya:- "Qolkan Beriga waxaa iskula jira Nimanki ugu horreeyay ee Dad Ashahaadaaya waa Gaalo yiray iyo kuweey Gaaleeysiihaayeen oo Dhammaantood lawada Gaaleeysiihaa, Maxamed Dheere oo Arrimo badan oo Xasaasiya taabtay Shactaro iyo Hadal Run ahna isku dhex walaaqayey ayaa sidoo kale yiri:-

SII AQRI OO DHAGEYSO HADALKA MAXAMED DHEERE.

(Dhageyso) Yuusuf Dheeg “Haba yaraatee ma oran Itoobiya waxay gumaysataa Dhul Soomaaliyeed" (Inkiraad Daciifnimo ah)

yusuf_dheeg1.jpg
Muqdisho, Khamiis, 22 July 2010, (Hillaac.Net
)
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Yuusuf Ibraahim Xasan (Yuusuf Dheeg) ayaa sheegay in uusan oran hadalka ah "Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato waa dhul la haysto". Waxana uu yiri “Haba yaraatee ma oranin” Mar Wariyaha BBCda Afka Soomaaliga ku hadasha uu weeydiiyey in Hadalkaasi uu isaga kasoo yeeray iyo inkale, Isagoo si Daciifnimo ah uga laabtay kuna dafiray Hadal Dhab ah oo uu ku sheegay in Itoobiya ay dhul ka haysato Soomaaliya Dad Soomaaliyeedna ay Gumeysato.

SII AQRI OO DHAGEYSO.

MAXAY NAGU GALEEN MAXAASE NALA GUDBOON?.(W/Q:-XASSAN FAYOOKE CALIi).

Muqdisho, Arboco, 21 July 2010, (Hillaac.Net) Ummadda Soomaaliyeed waxaa sodonkii sano ee la soo dhaafay soo martay colaad sokeeye iyo shisheeye  oo taabsiisay xanuun gundheer dhaxalsiiyeyna  halaag nafeed, bur-bur hantiyeed, barakac dhuleed, iyo bahdil sharafeed. Waxaan qoraalkan uga jawaabayaa dhowr su’aalood oo ka dhashay  musiibada ina haysatay waqtigaas dheer.

(Dhageyso) Faroole "Dadka Koofur kasoo jeeda waxaa soo tababaray Argagaxisada waana iskafogeyneynaa, Soomaalidana Gobollo beey kala deggan yihiin Gobolladooda haku noolaadaan".

Muqdisho, Arboco, 21 July 2010, (Hillaac.Net) C/raxmaan Faroole oo u warramayey Idaacadda Codka Maryakanka ee ku hadasha Afka Soomaliga ee VOA ayaa qirtay in Dadka Koonfur ka soo jeeda ay ka ugaarsanayaan Deegaannadooda, Isagoo weliba Ficilkaas ku sheegay inuu sax yahay In la raafo oo lagu celiyo Goballada ay ka soo jeedaanna ay lamahuraan tahay, Waxana uu Faroole ku dooday in Soomaalida Nin kasta Gobal u dhashay oo ay kala Gobal tahay, Faroole wuxuu intaas ku daray in dadka koonfur ka imaanaya dhammaantood ay yihiin Dad Fidnawadayaal ah oo Argagaxisada la shaqeeya loona soo tababaray in ay Puntland burburiyaan sida uu Hadalka u dhigay.

SII AQRI OO DHAGEYSO.

(Dhageyso) Saraakiishii Madaxtooyada kasoo baxsaday oo Saxaafadda la hadlay, Iyo Waaliga Gobolka Banaadir ee Alshabaab oo Digniin kamadambeys ah u diray Ciidamada DKMG ah ee ku haray Madaxtooyada.

Muqdisho, Arboco, 21 July 2010, (Hillaac.Net) Xarakada Alshabaab ayaa maanta soo bandhigay Saraakiil ka tirsanaa Ilaalada madaxtooyada oo isku soo dhiibay dhankooda Iyadoo weliba mid ka mid ah Saraakiishaasi uu Warbaahinta Muqdisho la hadlay una sheegay Sababaha ay isku soo dhiibeen oo uu ku sheegay in ay ka qanceen Qaabdhaqanka Ciidamada AMISOM oo uu sheegay in ay Jirdil u geystaan Ciidamada Soomaalida ah ee la shaqeeya, Waxa kale oo uu Sargaalkaas sheegay in ay Dhowr Dagaal oo ay la galeen Xarakada Alshabaab iyagoo dhowr Taangi oo Ciidamada AMISOM ay ledahay ay la socdaan ay ceyrsadeen Wiilalal AK47 wata, halkaana ay ka ogaadeen in Xaqa iyo Baadilku aaney marnaba isku mid ahayn, kuna qanceen in Xagooda aanu jirin Xaqa.

SII AQRI OO DHAGEYSO.

Gudaha Madaxtooyada oo Rasaas lagu shiishayo ay Shaqaalihii Madaxtooyada ku dhaawacmeen, Qax ka billowday Villa Soomaaliya, Iyo Xildhibaanno ka qeyliyey Arrintaas.

Muqdisho, Arboco, 21 July 2010, (Hillaac.Net) Xildhibaan Cabdi Cabdullaahi Bood oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlammaanka islamarkaana sida joogtada ah uga shaqeeya Xarunta Madaxtooyada ayaa maanta aad uga calaacalay in Madaxtooyadii Villa Soomaaliya Foodda lagelin la'yahay oo Xitaa Waraaqihii Saxiixa loo doonayey lana geyn la'yahay kuwa horay u yiillayna laga soo qaadi la'yahay, Xildhibaan Bood ayaa sidoo kale sheegay in Shaqaalihii Madaxtooyada iyo weliba Ilaaladiiba ay ku dhaawacmayaan Gudaha Madaxtooyada oo aaney Madaxa kor u qaadi karin in ay Howl qabtaan iska daaye.

Saraakiil ka tirsanaa Ilaalada Madaxtooyada oo isku dhiibay Alshabaab sida uu sheegay Afhayeenka Ciidamada Alshabaab.

Muqdisho, Arboco, 21 July 2010, (Hillaac.Net) Iyadoo Dagaalkii ka socday Degmada Boondheere illaa Shalay aaney wax horumar ah ka sameynin Labada dhinacba islamarkaana lakala joogo halkii ay Ciidamadu kala joogeen ayaa Afhayeenka Ciidamada Alshabaab waxa uu Saxaafadda u sheegay in Saraakiil aad u hubeysan oo ka tirsanaa Ilaalada Madaxtooyada ay dhankooda isku soo dhiibeen.

Warar faahfaahsan oo naga soo gaaray Geerida Abaanduulihii Waqooyiga Muqdisho ee DKMG ah.

Muqdisho, Talaado, 20 July 2010, (Hillaac.Net) Inkatoo Maanta aaney jirin wax dagaal fool ka fool ah oo ka dhacay Degmada Boondheere ayaa misana Rasaas goos goos ah ay weli isweydaarsanayaaan Ciidamada halkaa iskuhorfadhiya, Iyadoo weliba Ciidamada Ugandha iyo Burundi ay weli Madaafiic aad u culus ku garaacayaan Xaafadaha Magaalada Muqdisho Madaafiicdaasoo ku dhacaya goobo ka fog fog halka ay Ciidamadu isku hor-fadhiyaan.

DADKA KA SOO JEEDA KOOFURTA SOOMAALIYA OO MAGAALADA BOOSAASO LAGA QAQABANAYO, IYO XASAASIYAD KA DHALATAY ARRIMAHAAS.

Muqdisho, Talaado, 20 July 2010, (Hillaac.Net) Shacab ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya oo tiradooda lagu qiyaasay illaa 500 oo qofood ayaa laga qabqabtay Waddooyinka magaalada Boosaaso, Iyadoo Dadkaasina ay Gawaari qafilan ku qafaallayaan Ciidamada loo yaqaanno PIS ee ka howlgala Deegaannada Puntland.

Shabaab oo isku fidiyey Boondheere iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo Qatar ku jirta Shiishna uu saaranyahay!.

Muqdisho, Isniin, 19 July 2010, (Hillaac.Net) Dagaalkii Maanta markale ka dhacay Degmada Boondheere ayaa sida Wararku nagu soo gaarayaan Waxa uu soo gabagaboobay iyadoo Xarakada Alshabaab ay iska waabiyeen dibna u celiyeen Ciidamada AMISOM oo kaashanayey kuwa DKMG ah oo aad ugu mintiday Maanta in ay soo ceshadaan gacankuhayntii Degmada Boondheere oo shalay Gacantooda ka baxday, Waxana Haatan Degmada Boondheere ku sugan dhanka Madaxtooyadana isku sii Ballaarinaya Xoogagga Alshabaab oo weliba Illinka hore ee Madaxtooyada si toos ah ugu jeeda Shiishna uu u saaranyahay sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo Warbaahinta caawa la hadlay.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.83 seconds 116,538 unique visits