September 09 2010 07:53:47
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

JABUUTI "WAA BEEN WAANALAGA BEEN ABUURTAY CIIDAMO UMA DIREYNO DALKA SOOMAALIYA"

Muqdisho, Khamiis, 29 July 2010, (Hillaac.Net) Dayib Dubbad Rooble oo ah Safiirka Dowladda Jabuuti ugu magacaaban Dalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday ineysan Askar Dalka Jabuuti kasocota u soo diri doonin Dalka Soomaaliya oo Waddankooda laga Beensheegay oo Iyagu kaliya ay Ballanqaadeen Qubaro DKMG ah ka caawisa Dhanka Ammaanka.

Danjire Dubbad ayaa ku Nuuxnuuxsaday in Warbaahinta ay ka maqleen uun in Dowladda Jabuuti ay Dalka Soomaaliya u direyso 1500 Ciidan ah Waxana an Dadka Soomaaliyeed u sheegeeynaa buu yiri in Arrintaas ay tahay Been-Abuur aan Sal iyo Raad toona lahayn.

Beenintan ay Dowladda Jabuuti beeniyeen in ay Ciidamo u soo dirayaan Dalka Soomaaliya ayaa ku soo aadeysa Xilli Warbaahinta Caalamka ay sheegtay in Dalka Jabuuti iyo Dalka Guinie ay Soomaaliya Ciidamo u soo diri doonaan Arrintaas oo ay si Kulul uga jawaabtay Xarakada Alshabaab oo Dalalka Afrikaanka ah ee Ciidamo u soo dira Dalka Soomaaliya ugu gooddiyey in ay Cawaaqibkeeda heli doonaan.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.35 seconds 114,032 unique visits