September 09 2010 08:19:18
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

MAAMULKA DEGMADA DHOOBLEEY EE XARAKADA ALSHABAAB OO KA WARBIXIYEY DAGAALLO SAAKAY KA DHACAY DEEGAANKA DIIF.

Muqdisho, Arboco, 28 July 2010, (Hillaac.Net) Maamulka xarakada Alshabaab ee deegaanka Dhoobley ayaa goordhawayd ka warbixiyay iskahorimaad saakay deegaanka Diif ku dhex maray maleyshiyaad ka tirsan kuwa ONLF Sida Maamulku iyo ciidamada maamulka xarakada Alshabaab ee deegaankaasi Dhoobley.

Sheekh Max’ed Xaaji Axmed Guddoomiyaha deegaanka Dhoobley oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in ciidamo katirsan kuwa ONLF ay saakay soo weerareen deegaanka Diif Waxana uu Sheekhu sheegay ka warbixiyey Weerarkii ay soo qaadeen Maleeshiyaadkaas oo uu sheegay in Jab xooggan u geysteen islamarkaana ay ka eryeen halkii ay soo weerareen.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in 2 Askari ay ka dileen Maleeshiyaadkii saakay weerarka soo qaaday isagoona xusay in ay kusii daba jiraan intii baxsatay.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.95 seconds 114,059 unique visits