September 09 2010 08:06:15
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

Xoogagga Alshabaab oo saakay Wariyayaasha geeyay Goobo hor leh oo ay ku jirto Dekeddii Duqda oo ay shalay kala wareegeen Ciidamada AMISOM iyo Warar kale oo Faahfaahsan.

Muqdisho, Talaado, 27 July 2010, (Hillaac.Net) Xarakada AlShabaabul oo shalay Dagaallo culus oo ay la galeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah kadib kala wareegay Deegaanno hor leh oo ay ka mid yihiin Dekaddii Hore ee Duqda Muqdisho iyo Saldhigga Bari ee degmada C/Caziiz ayaa Saakay Warbaahinta Muqdisho geeyay Goobahaas ay shalay la wareegeen Iyagoo sidoo kalena tusiyey Hub iyo Saanad ay ka carareen Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah oo halkaas ay kula wareegeen.

Afhayeenka Alshabaab ee dhanka Ciidamada ayaa Warbaahinta u sheegay in haatan ay Ciidamada AMISOM ka quusteen in ay Weerar dambe soo qaadaan Maadaama sida uu Afhayeenku sheegay ay Ciidamada AMISOM ku jebiyeen Weeraradii isdabajoogga ahaa ee ay Lixdii Maalmood ee lasoo dhaafay ku soo qaadayeen Goobo ka tirsan Degmooyinka Boondheere iyo C/Casiis oo horay loogala wareegay aadna ay isugu dayeen in ay dib u qabsadaan Balse Weeraradii ay soo qaadeen dhammaantood lagu jebiyey sida uu Afhayeenku sheegay.

Dagaalkii shalay ayuu Afhayeenka Ciidamada Alshabaab sheegay in ay Ciidamada AMISOM uga gubeen Gaari Beebe ah iyo weliba Kaare oo labadaba Iyagoo Basbeelay ay jiiteen.

Saraakiisha Alshabaab ayaa haatan sida laga soo xigtay waxa ay doonayaan in Maalmaha soo socda ay Dagaal kamadambeys ah ku qaadaan Goobaha ay ku hareen Ciidamada AMISOM sida Bangigii hore ee Ganacsiga, Jubba, Dekedda Cusub, Airaboorka, Madaxtooyada, Xalane, Iyo Meelo kale oo ay Xarumo ku leeyihiin, Iyadoo sida Saraakiishaas laga soo xigtay ay Haatan soo koobmeen Aagaggii Dagaalka.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.35 seconds 114,049 unique visits