September 09 2010 08:14:57
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

MUCAARADKA DALALKA UGANDHA IYO BURUNDI OO MARKII LABAAD DOWLADAHOODA KU CADAADINAYA IN AY DEGDEG CIIDAMADOODA UGALA SOO BAXAAN DALKA SOOMAALIYA.

Muqdisho, Sabti, 24 July 2010, (Hillaac.Net) Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalalka Ugandha iyo Burundi ayaa Maanta Markii labaad si isku mid ah Dowladahooda ugu baaqay in ay Ciidamadooda sida ugu dhaqsiyaha badan uga soo daadgureeyaan Dalka Soomaaliya, Iyagoo Shacabka Dalalkaasna ugu baaqay in ay sameeyaan Iskusoobaxyo aan kala joogsi lahayn si ay Dowladahooda ugu Cadaadiyaan soo daadgureynta Ciidamada ka jooga Dalka Soomaaliya.

Dowladaha Ugandha iyo Burundi oo Dhaqaale aad u farabadan uu kasoo galo Ciidamada ka jooga Dalka Soomaaliya ayaan Dheg jalaq u siinin Dalabka Mucaaradkooda Iyadoo Dhawaan Dowladaha reer Galbeedku ay kordhiyeen lacagaha la siiyo Labadaas Dowladood si ay Ciidamadooda ugu sii hayaan Dalka Soomaaliya.

Macadda Tallaabada ay qaadi doonaan Mucaaradka iyo Shucuubta Dalalkaas Waxase Muuqata in Welwel iyo Cabsi weyn ay soo Foodsaartay Shacabka Dalalkaas intii ka dambeysay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha oo ay ku dhinteen kudhawaad Boqolka Ruux.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.32 seconds 114,056 unique visits