September 10 2010 20:20:31
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
HOOS KA DAAWO TVGA HILLAAC.NET
HOOS KA DAAWO ISLAM TV
Somali Links
· JILIBWEYN
· GEESGUUD.COM
· ADDACWAH
· CADAALADA
· DAYNIILE
· MARKACADEY
· BCLUB
· SHAACIYE
· DALKANEWS
· HORNAFRIK
· SHABELLE
· BARTAMAHA
· SOOMAALINEWS
· GENDERSHE
· KISMAAYONEWS
· SOMALIMEMO
· RADIO ALFURQAAN
· SHACABKA
· DHACDOOYINKA
· ALLMUQDISHO
· SOMALITALK

Hay'adaha Xuquuqda Aadanaha u dooda oo Cambaareeyay Boqollaal Ruux oo Dowladda Holland ay Dib ugu celineyso Koofurta Soomaaliya Kadib Heshiis Qarsoodi ah oo ay la gashay DKMG ah.

Muqdisho, Jimce, 23 July 2010, (Hillaac.Net) Dowladda Waddanka Holland ayaa bilaaabeysa bilaha soo socda in ay koofurta dalka Soomaaliya ku celiso Boqollaal ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan iyadoo arrinkaasi ay cambaareysay hay’adda Human Rights Watch, War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda u dooda xaquuda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu cambaareeyay qorshayaal qarsoodi ah oo dowladda Holland ay ku dooneyso inay dib Koofurta Soomaaliya ugu soo celiso qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan, Waxana ay Arrintaas ka dambeysay baa la leeyahay kadib Markii uu Heshiis qarsoodi ah dhexmaray Dowladda Holland iyo DKMG ah.

Dadkaani Soomaalida ah ee la soo celinayo ayaa la sheegay inay gaarayaan boqollaal ruux kuwaasi intooda badan loo diiday inay sharciga dalkaasi qaataan, waxaana dowladda Holland ay qorsheynaysaa in dadkaasi ay ku soo celiso Koofurta dalka Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan.

DKMG ah oo Heshiiska Dib usoo celinta Dadka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ah lagashay Dowladda Holand ayaa sida la sheegay Dhaqaale loogu bedelay Arrinkaas, Iyadoo DKMG ahna ay Magaalada Muqdisho ka joogto Airaboorka, Dekedda, Madaxtooyada, Iyo Goobo kale oo Cayiman.

Falkan ay Dowlada Holand dib ugu celineyso Qaxootiga Soomaalida Koofurta Soomaaliya ayaa waxaa aad u cambaareeyay Hay'adaha Xuquuqda Aadanaha u dooda, waxana ay ka digeen Cawaaqibka Arrinkaas ka dhalan kara.

THIS IS YOUR IP ADRESS

MAQAALLO

Itoobiya (Qabaa'ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda Dowlado yaryar oo Dowladda Itoobiya ku xiran ka sameystaan, Si Caasimadda Muqdisho ay u noqoto-?) (Sir Culus)

Timir u geysaa Iyo Tiin u dhigtaaba Tigree Tir-tirkaageey u socdaan!.(Maqaal Xiiso Badan) (Shukri Xassan, Shukri Yareey)

Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiinna ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)

Ma Xusuusataa Labadii Arrimood Ee Uu Melez Zenawi Qirtay In Ay Suurtagalisay Jabkii Ciidamadiisa Ka Qabsaday Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya?. (xasuusin)
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
eXTReMe Tracker
Render time: 0.23 seconds 116,507 unique visits