Latest news:
Wararka · 114ka Qur'aanka Online Video · Nala soo xiriir · Tafsiirka Qur'aanka February 09 2010 05:37:49
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
DAAWO HILLAAC.NET TV 24 HOURS LIVE
HOOS KA DAAWO UNIVERSAL TV 24 HOURS
HOOS KA DAAWO LIVE ALJAZEERA
Daawo Aljazeera English Live
HALKAN HOOSE KA DAAWO LIVE ISLAM TV
Somali Links

Aftahan
Bartamaha
Cayaaraha
Cadaalada
Dadka.net
DalkaNews
Dayniile
Dulmane
Dadkeyga
Dhagaxtuur
Diinsoor
Gendershe
Goobjoog
Galgaduudpost
Hilinka Toosan
Hobyonet
Janaale
Jilibweyn
Laasqoray
Markacadey.net
Mudugonline
Muqdishouniversity
Midnimo
Qaranimo
Qaadisiya
Qoraheyonline
Somali24
Somalidoon
SomaliMemo
Somaliwide
Somalisport
Somaliunion
Somalinews
Somalidoctors
Somalidoon
shabelle
Shaaciye
Somali Cartoons
Somalitalk
Somalilife
Somaliwatch
Somaliweyn
Somaliuk
Somalilandorg
Somalijecel
Somalipen
Somchat
Soomaalinews
WDJH.ORG
Wardheernews
Warkadalka
Waagacusub
Xeebta
Xogta
Xogwaran
Jamhuuriya
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Custom Search

>>> MARTI CULIMO!!(W/Q:-CAANAGEEL)
>>> GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAY GALABBA HEER JOOGTEY.(W/Q:-Cabdiraxmaan Salaad Aaden)
>>> Booqasho laga dhaxlay rajo-xumo iyo Islaam ka carar.(W/Q:-Dr. Maxamud M Culusow)
>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>READ MORE ARTICLES
Suldaanka guud ee Beesha Sheekhaal Suldaan Sh Aadan Macalin Sugoow oo Qado Sharaf u sameeyay Ganacsatada, Waxgaradka, Iyo Siyaasiyiinta Beesha ee ku nool Magaalada Nairobi. (Daawo Sawirrada)

Muqdisho,Talaado,09,Feb,2010 (Hillaac.Net)
By:- Fuaad Maxamed Cilmi FUAAD DEEQSI Nairobi Kenya
Email
fuaaddeeqsi@hotmail.com tel +254725882140.
Suldaanka guud ee Beesha Sheekhaal Suldaan Sheekh Aadan macalin sugoow ayaa maantey qado sharaf u sameeyay Waxgaradka Aqoonyahannada, Syaasiyinta, Ganacsatada Jaaliyadda beesha Shiikhaal ee dalka kenya iyo guud ahaan wax garadka beesha shiikhaal ee ku dhaqan halkaas, 
qadada uu sameeyay Suldaanka guud ee beesha shiikhaal Suldaan Sheekh Aadan Macallin sugoow ayaa ahayd is barasho iyo kala war qaadasho iyo isku xog warran ay beesha shiikhaal ee ku dhaqan dalka kenya iyo suldaanka guud ee  beesha  ay yeelanayeen taaso looga arrinsaniyay sidii beesha shiikhaal ay wax ula qabasan lahayd Beelaha kale ee Soomaaliyeed sida Deeganka, Siyaasadda, Horumarka, Iyo Tacliinta.

SARGAAL SARE OO KA SOO GOOSTAY DKMG AH SOOMAALIYA IYO HUB FARA BADAN OO UU U KEENAY XARAKADA ALSHABAB OO MAANTA MUQDISHO LAGU SOO BANDHIGAY!!.
Muqdisho,Isniin,08,Feb,2010 (Hillaac.Net) Xarakada Al Shabaab ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub fara badan iyo sargaal ay sheegeen in uu ka soo goostay dowladda  KMG ee Soomaaliya, Hubkaan ay soo bandhigeen Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo tiro ahaan gaaraya 50 qori oo nuuca AK47 ah iyo sarkaal magaciisa ku sheegay Baashi Axmed Urur ayaa lagu soo bandhigay maanta Xeradii hore ee Guulwadayaasha oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
SHABAABKA BAY IYO BAKOOL OO CEELBARDE WEERAR KU AH IYO XIISAD HALKAAS KA TAAGAN KADIB MARKII CIIDAMO KALE OO ITOOBIYAAN AH AY SOO GAAREEN!!.
Muqdisho,Isniin,08,Feb,2010 (Hillaac.Net) Maamulka Al-Shabaab ee Gobollada Bay iyo Bakool ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ka Nadiifin doonaan Degmada Ceelbarde Maleeshiyaad isugu jira Itoobiyaan iyo Calooshood u shaqeystayaal Soomaaliyeed oo shalay lagu soo daadgureeyay Deegaankaas, Waxayna ku dhaarteen in ay Dhabarka ka jebin doonaan Maleeshiyaadkaas halkaas lagu soo aruuriyey.
DKMG ah "Lacagihii aan soo daabacannay weey soo socdaan waxayna ka koobnaan doonaan 2 Kun, 5 Kun, 10 Kun, Iyo 50 Kun".
Muqdisho,Isniin,08,Feb,2010 (Hillaac.Net) Wasiirka lacagta ee dowladda KMG Soomaaliya C/qaadir Cumar Cismaan Injineer Yariisow ayaa markii ugu horreysay waxa uu sheegay in lacagtii cusbeyd ee dhawaan dowladda ay sheegtay in lagu soo daabacayo magaalada Khartuum ee dalka Suudan ay soo dhameystirantay Daabacaaddeedii, Waxana uu ka dhawaajiyey in Lacagahaasi ay soo daabacdeen ay ugu yartahay Lacagta 2-kun, 5-kun, 10-kun iyo 50-kun oo Shilin Soomaali ah, Iyadoo sida uu sheegay ay meesha ka baxayso Kunkii 1000 Sh So.
CIIDAMADA AMISOM OO MADAAFIIC KU GARAACAY XAAFADAHA WAQOOYIGA MUQDISHO IYO SHACAB HALKAAS KU BAABA'AY!!.
Muqdisho,Axad,07,Feb,2010 (Hillaac.Net) Duqeyn ba'an oo ay Ciidamada AMISOM Maanta u geysteen Xaafado ku yaalla Waqooyiga Muqdisho ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac, Waxana Inta la ogyahay Duqeyntaas illaa haatan la xaqiijiyey in ay ku Geeriyoodeen 8 ruux oo rayid ah halka ku dhawaad 10 kalana ay ku dhaawacmeen.
CIIDAMADA CADAWGA TIGREEGA OO AY LA SOCDAAN MALEESHIYAAD SOOMAALI AH OO QABSADAY DEGMADA CEELBARDE EE GOBOLKA BAKOOL.
Muqdisho,Axad,07,Feb,2010 (Hillaac.Net) Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa Wararka naga soo gaaraya waxay sheegayaan in Kolonyo Ciidamada Cadawga Tigreega ahi ay halkaasi soo gaareen iyagoo galbinaya Maleeshiyaad Muddooyinkan ay ku soo tababarayeen Gudaha Dalka Itoobiya oo la sheegay in halkaas ay kula dagaalami doonaan Xoogagga Islaamiyiinta ee Gobollada Bay iyo Bakool gacanta ku haya.
MARKAB LAGA LEEYAHAY DALKA ITOOBIYA OO KOOXAHA BURCADBADEEDDA SOOMAALIDA SI DIRQI AH KAGA BADBAADAY!!.
Muqdisho,Axad,07,Feb,2010 (Hillaac.Net) Markab laga leeyahay Dalka Ethiopia islamarkaana ay ku howlgasho Shirkad lagu magacaano Ethiopian Shipping Lines (ESL) oo sida la sheegay si Xatooyo ah uga Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa soo weeraray kooxaha Burcadbadeedda Soomaalida ah oo wata 2-Doomood oo kuwa dheereeya ah, Kooxaha Burcad badeedda ayaa Iyagoo ku soo dhawaaday Rasaasna ku furay isla markaana uu Markabkaasi Diyaar u yahay in uu isdhiibo waxa uu Qeylodhaan u dirsaday Markab Dagaal oo Mareykanka laga leeyahay oo Xeebaha Soomaaliya fadhiya kaasoo Diyaarado Helikopter ah ku soo weeraray Burcadbadeeddii oo ku qasbay in ay ka Cararaan.
Magaalada Muqdisho oo ay Saansaan Colaadeed ka jirto, Iyo Ciidamo fara badan oo Labada dhinac ah oo Maanta soo buuxdhaafiyey Aaagagga la'isku horfadhiyo.
Muqdisho,Sabti,06,Feb,2010 (Hillaac.Net) breakingNews.jpgIyadoo Maalmihii ugu dambeeyay ay DKMG ah Madaxdeedu Warbaahinta u sheegayeen in Dagaal kala bax ah ay ku qaadi doonaan Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Magaalada Muqdisho inteeda badan Gacanta ku haya ayaa Maanta waxaa Wariyayaasheenna Magaalada Muqdisho ay inoo Xaqiijiyeen in Aagagga Dagaalka Qeybta ay DKMG ahi ka joogto Magaalada Muqdisho la soo dhoobay Ciidamo aad u fara badan oo laga soo saaray Xeryo Ciidan oo ay Dowladda KMG ah ugu xareysnaayeen, Iyadoo dhanka kalena Xoogagga Islaamiyiinta ee gacanta ku haya inta badan Magaalada Muqdisho ay la soo baxeen Ciidamo iyo Hub aan horay Magaalada Muqdisho loogu arag Iyadoo la geeyay Goobaha ay isku horfadhiyaan Ciidamada DKMG ah.
FAAHFAAHIN NAGA SOO GAARTAY QARAX BAM OO XALAY KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO EE XARUNTA GOBOLKA BARI!!.
Muqdisho,Sabti,06,Feb,2010 (Hillaac.Net) Qaraxan oo loo adeegsaday Bamka gacanta laga tuuro ayaa sida Wararku nagu soo gaarayaan waxaa lagu tuuray Guri ku yaalla Bartamaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, Gurigaasoo ahaa Guri ay ku shiraan qaar kamid ah Guddiyada 16-ka xaafadood ee magaalada Boosaaso kuwaasi oo ka shaqeeya Arrimaha Ammaanka, Guriga uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa la sheegay in xilligii qaraxa lala beegsanayay ay ka maqnaayeen Guddiyadii xaafadaha ee ku shiri jiray, Sidaa darteedna uu Qaraxaasi ku dhaawacmay oo qura Qof Rayid ah oo ka agdhawaa Guriga Qaraxa lala beegsaday.
WAFDI KA SOCDA QARAMADA MIDOOBAY OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARAY LANA KULMAY MADAXWEYNE SHARIIF IYO RA'ISULWASAARE SHARMA'ARKE!!.
Muqdisho,Khamiis,04,Feb,2010 (Hillaac.Net) Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif iyo Ra’iisulwasaaraha xukuumada KMG ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Shama’arke, Wafdigaani oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya islamarkaana ka koobnaa 11 xubnood oo uu hogaaminayay Charles Petri oo ah kuxigeenka ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Axmed walad Cabdala ayaa maanta waxaa ay soo gaareen Magaalada Muqdisho Iyadoo Ujeedkoodu ahaa in ay Madaxda Dowladda ka dhageystaan Xaaladda Magaalada Muqdisho ay haatan ku sugan tahay.
SHEEKH XASSAN TURKI OO FAAHFAAHIYEY SABABTII AY UGU BIIREEN XARAKADA ALSHABAAB!!.
Muqdisho,Khamiis,04,Feb,2010 (Hillaac.Net) Sheekh Xassan C/laahi Xirsi Sheekh Xassan Turki oo ahaa Guddoomiyihii Mucaskarka Raaskaambooni  islamarkaana Guddoomiye ku xigeen u ahaa Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta Idaacadaha Muqdisho u faah faahiyay qaabkii uu ugu biiray xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Page 1 of 201 1 2 3 4 > >>
MUUQAAL MAQAL & MAQAALLO
--------------------------------
Ma Qiimeysay Qorshaha loo keenay Ciidamada Ugandha iyo Burundi inta aadan Qiil u Raadin!! (Warbixin Video Caddeyn ah Wadata) W/Q Maxamed Xusseen Caddow.
Odaygii Daarood ee Itoobiyaanka Watay Af iyo Addinba waad kula Dirirteene, Wiilka Hawiye ee Ugandheyska Ilmihiina ku leynaya Maxaad uga Aamusteen?.(Maqaal Xiiso Badan)(W/Q:-Seynab Gaabo)
Qatalmayaal uguma horreyno, Halgankeennii naga qasaaryay, Ogaannay Qaladkaan galnay, ee Qoomamo intii hore ha noo ahaato
eXTReMe Tracker